Somali News

Genaraal Gaafoow oo Baarlamaanka looga Yeeray maanta

1 of 1 Genaraal Gaafoow oo Baarlamaanka looga Yeeray maanta
448 Views Date April 7th, 2014 time 7:22 pm

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,si wax looga Weydiiyo Armo Dhowr ah.

C/laahi Gaafoow Maxamuud Hogaanka Waxaada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa wax laga Weydiin toonaa,Qaabka ay dadka u Qaataan Kaarka Dhalashada iyo Dhibaato la sheegay in Dadka ay kala kulmaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudoonka Sare ee Baarlamaanka ka Dalbaday in Hogaanka Waxaada Socdaalka la hor keeno Baarlamaanka si wax looga Weydiiyo Arimaha aan soo sheegnay.


Contact US / NALA SOO XIRIIR