Somali News

wasiirada Maamulka Koofur galbeed ee Lixda Gobol oo la Dhaariyay

1 of 1 wasiirada Maamulka Koofur galbeed ee Lixda Gobol oo la Dhaariyay
684 Views Date April 7th, 2014 time 7:17 pm

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka ayaa maanta waxaa lagu dhaarinayaa Golaha wasiirada Maamulka Koofur Galbeed ee Lixda Gobol.

Wasiirka Wasaarada warfaafinta ee Maamulka Lixda Gobol ayaa Warbaahinta u sheegay in lagu Dhaarinayo Xarunta ADC ee Magaalada Baydhabo.

Dhaarinta Xubnaha wasiirada ayaa waxaa ka Qeyb galaya Madaxweyne Nuunow iyo ku xigeenkiisa oo Madasha Raata Goobjoog ka ah.


Contact US / NALA SOO XIRIIR