Somali News

Golaha ammaanka QM oo si kulul u cambaareeyay dilka la taliyaal ka tirsanaa QM.

1 of 1 Golaha ammaanka QM oo si kulul u cambaareeyay dilka la taliyaal ka tirsanaa QM.
867 Views Date April 8th, 2014 time 7:42 pm

War saxaafaded ay soo saaren xubnaha golaha ammaanka QM ayaa waxa ay si kulul u cambaareeyen dilka la taliyaal ka tirsan QM.

Golaha waxa ay sheegen in ay uga tacsiyadeenayan eheladii dadkaasi ay ka baxeen iyo xukuumadaha France iyo Uk. Xubnaha golaha amaanka ayaa sheegay in ay ragii shalay lagu dilay Gaalkacyo ay Somalia u yimaadeen sidii ay u taageri lahaayen shacabka Somalia.
Xubnaha ayaa ugu baaqay saraakiisha Soomaalida in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaalada ka horkeenan cidii falkaasi fulisay.

War saxaafaded ay soo saaren xubnaha golaha amaanka QM ayaa waxa ay si kulul u cambaareeyen dilka la taliyaal ka tirsan QM.
Golaha waxa ay sheegen in ay uga tacsiyadeenayan eheladii dadkaasi ay ka baxeen iyo xukuumadaha France iyo Uk. Xubnaha golaha amaanka ayaa sheegay in ay ragii shalay lagu dilay Gaalkacyo ay Somalia u yimaadeen sidii ay u taageri lahaayen shacabka Somalia.
Xubnaha ayaa ugu baaqay saraakiisha Soomaalida in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaalada ka horkeenan cidii falkaasi fulisay.


Contact US / NALA SOO XIRIIR