ILA QOSOL, Somali News, Somali Video News, Tv, Wararka caalamka, XOGSID IYO MAANTA

Ila Qosol gabar wariye ah oo xariga la go,ay ayado waraysi qaadayso

1 of 1 Ila Qosol  gabar wariye ah oo xariga la go,ay ayado waraysi qaadayso
38544 Views Date April 9th, 2014 time 8:32 am

Gabar wariye ah oo u dhalatay wadanka Netherlands ayaa wareysi TOOS uga baxayey TV-ga, oo ay ku dulqaadeysay dooni dusheeda ayaa waxay is tiri xarig dhinaceeda ah gacanta saaro, si aad qof shidan isaga dhigto!! Maxaase ka raacay? Mar kaliya ayaa laga war helay iyadoo biyaha kasoo dhex qeylineysa!!!. BAL DAAWO ADIGAA YAABI DOONA BOOTADII OO SI KALE ISKU ROGTAY.


Contact US / NALA SOO XIRIIR