Somali News

Wasiirka Maaliyada Dowalda Koonfur Galbeed Oo Barakacayaal Lacag Uqeybin Doona

1 of 1 Wasiirka Maaliyada Dowalda Koonfur Galbeed Oo Barakacayaal Lacag Uqeybin Doona
21914 Views Date April 19th, 2014 time 8:53 am

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maal maha soo socda uu lacago deeq ah si dhaqsi ah ugaarsiiyo dadka barakacayaasha ah ee ku jira xerooyinka Kuyaalo Daafaha Magaalada Baydhabo.

 

Mudane Hassan Hussein Mohamed oo ah wasiirka Maaliyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Mar aan khadka Taleefonka kula xiriirney wuxuu inoo sheegey in uu wado qorsho dhaqi uu deeq lacago ahwasaaradiisa ugu qeybin doonto dadka ku jira Xerooyinka Barakacayaasha ee Duleedka Magaalada Baydhabo.
Talaabada ugu horeyso ee ay qaadeyso wasaaradaan aan madaxda ka ahay waxay noqon doontaa inaan awal taageero umuujino dadka shacabka masaakiinta ah oo guryahooda kasoo barakacay oo ku jira xeryaha qaxootiga, waxaana taageero kale siin doonaa dhamaan inta danyerta ah, waxaa laga hergelin doonaa Goboladaan 3 da ah Shirkad ama Bankiga dadka danyerata ah ay deen intey ka qaataan ay ku shaqeysan karaan kadibna ay dadka dib isaga bixin doonana weliba si tartiib tartiib ah deemaha ay ka qaataan wasaaradaan maaliyada.
waxaanu soo wadnaa Adeegyo badan oo aan weligee soomaaliya loogu arkin oo dadka loogu faaßiideynayo waxaa imaan doona shirkado qofwaliba wixii tabartiisa ah lacag ku darsan doono oo lacagahaasi loogu saqeyn doono dadka aan shaqada diyaarka u aheyn laakiin waxaasood han waxaanu ka hormarineynaa ayuu yiri wasiirka Maaliyada Dowlada Koonfur GalbeedMudane Hassan Hussein Mohamed Taageerida Barakacayaasha

Contact US / NALA SOO XIRIIR